Macluumaadka Faafinta
cabinet-decisions - 2024
Hoos waxaad ka heli kartaa faafinta rasmiga ah ee uu daabacay Xafiiska Garyaqaanka Guud ee Dowladda.
Nuqulka Daabacan
October 2024
| Tirada | Mawduuca | Hay'ad | Taariikh | Ficillo |
|---|---|---|---|---|
| Xeer Lr 158 | Xeer-nidaamiyaha Sharciga Aqoonsiga Diiwaan-galinta Dadwaynaha | WAGF&D | 31 Oct 2024 |
July 2024
| Tirada | Mawduuca | Hay'ad | Taariikh | Ficillo |
|---|---|---|---|---|
| Lr. 160 | Xeer Nidaamiyaha Sharciga Maareynta Maaliyadda Guud ee Xayndaabka Siyaasadda Deymaha iyo Hannaanka Ammaahashada iyo Dammaanadaha | MOF | 31 Jul 2024 | |
| XRW/312/08/2024 | Istriraatiijiyadda Qaran ee ka-hortagga iyo ladagaallanka fikirka xagjirka ah ee rabshadaha wata. | OPM | 31 Jul 2024 | |
| XRW/30 8/07/2024 | Qaraarka Aqoosniga Khataraha Amniga Qoranka | Mois | 31 Jul 2024 | |
| Lr. 161 | Siyaadda Qaran ee Iibka Hubka,Rasaasta, iyo Qalabka Ciidanka | MoD | 31 Jul 2024 | |
| Lr. 162 | Qaraarka Mamnuucidda ka ganacsiga hubka iyo saanada ciidanka | MoD | 31 Jul 2024 |
April 2024
| Tirada | Mawduuca | Hay'ad | Taariikh | Ficillo |
|---|---|---|---|---|
| LR. 2 | XEER QARAARKA DHAMMEYSTIRKA DHAQANGALINTASHARCIGA SHAQADA WASAARADDA ARRIMAHA DIBADDA | MFA | 30 Apr 2024 | |
| LR.2 | XEER: Siyaasadda Qaran e Kormeerka iyo Qiimeynta | WQM&HDH | 30 Apr 2024 | |
| LR.2 | XEER: HABRAACA DIIWAANGALINTA IYO SUGIDDA MILKIYADDA GAADIIDKA DHULKA | MTCA | 30 Apr 2024 |
January 2024
| Tirada | Mawduuca | Hay'ad | Taariikh | Ficillo |
|---|---|---|---|---|
| Xeer Lr. 147 | XEER-NIDAAMIYAHA SHARCIGA HAY'ADDA SOCDAALKA IYO JINSIYADDA SOOMAALIYEED | Mois | 31 Jan 2024 | |
| Xeer Lr. 146 | XEER-NIDAAMIYAHA SHARCIGA SOCDAALKA | Mois | 31 Jan 2024 |