Faafinta Rasmiga ah
Daabacaadaha rasmiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya — sharcidejin, xalal, iyo faafinta dowladda.
Sannad 11
Muqdisho
July 2024
LR.3
Waaxda Maamulka Faafinta Rasmiga ah
Ee Xafiiska Garyaqaanka Guud Ee Dowladda
Istriraatiijiyadda Qaran ee ka-hortagga iyo ladagaallanka fikirka xagjirka ah ee rabshadaha wata.
Istriraatiijiyadda Qaran ee ka-hortagga iyo ladagaallanka fikirka xagjirka ah ee rabshadaha wata. ee soo baxay August 2024
Istriraatiijiyadda Qaran ee ka-hortagga iyo ladagaallanka fikirka xagjirka ah ee rabshadaha wata. ee lambarkiisu yahay XRW/312/08/2024 ee soo baxay August 2024 laguna soo saaray faafinta rasmiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya buugga lambarkiisu yahay LR.3 ee uu daabacay Xafiiska Garyaqaanka Guud Ee Dowladda July 2024.
Hay'ad
Office of Prime Minister
Taariikhda La Soo Saaray
04 August 2024
Taariikhda La Daabacay
31 July 2024