Faafinta Rasmiga ah
Halkan waxaad ka heli kartaa dhammaan faafinta rasmiga ah ee uu soo saaray Xafiiska Garyaqaanka Guud ee Dowladda
| Tirada | Mawduuca | Hay'ad | Taariikh | Ficillo |
|---|---|---|---|---|
| Xeer lr.202 | Xeer: Xarunta Qaran ee Bixinta Addegyada Mideysan (Halmeel) | Office of Prime Minister | Aug 2026 | |
| XRW/ 550/01/2026 | SIYAASADDA BOOSTADA SOOMAALIYEED 2025- 2030 | Wasaaradda Isgaarsiinta & Teknolojiyadda | Aug 2026 | |
| xeer lr.197 | XEERNIDAAMIYAHA SANDUUQA QARAN EE MAAREYNTA KHATARAHA MUSIIBOOYINKA (NATIONAL DISASTER RISK MANAGEMENT FUND-NDRMF) | Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka & Dib u Heshiisiinta | Aug 2026 | |
| Xeer lr.201 | XEER-NIDAAMIYAHA CAFISKA GUUD | Wasaaradda Caddaaladda & Arrimaha Dastuurka | Aug 2026 | |
| Xeer lr.203 | Hagaha Nidaamka Hantidhawrka Gudaha | Wasaaradda Maaliyadda | Aug 2026 | |
| Xeer lr.204 | XEER-NIDAAMIYAHA ADEEGYADA AMNIGA GAARKA AH | Wasaaradda Amniga Gudaha | Aug 2026 | |
| Sharci Lr.52 | Heshiiska Dhismaha Aagga Ganacsiga Xorta ah ee Qaaradda Afrika | Wasaaradda Ganacsiga iyo Warsahdaha | Aug 2026 | |
| Sharci Lr.53 | AXDIGA URUR GOBOLEEDKA HORUMARINTA - IGAD | Wasaaradda Arrimaha Dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga | Aug 2026 | |
| Xeer lr.198 | XEER-NIDAAMIYAHA HAY’ADDA DARYEELKA AGOONTA SHUHADDADA, NAAFADA IYO HAWLGABKA CIIDANKA XOOGGA DALKA SOOMAALIYEED | Wasaaradda Gaashaandhigga | Aug 2026 | |
| Xeer lr.200 | XEER-NIDAAMIYAHA SHARCIGA SHAQADA ARRIMAHA DIBADDA EE (SHARCI LR.112/2013) | Wasaaradda Arrimaha Dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga | Aug 2026 | |
| XRW/ 605/01/2026 | SIYAASADDA QARAN EE HORUMARINTA ISBOORTIGA SOOMAALIYA | Wasaaradda Dhallinyarada iyo Isboortiga | Aug 2026 | |
| Sharci Lr.46 | sharciga Dad-dhigista iyo Tirakoobka Xaaladaha Madaniga | Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka & Dib u Heshiisiinta | Apr 2026 |