Faafinta Rasmiga ah

Daabacaadaha rasmiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya — sharcidejin, xalal, iyo faafinta dowladda.

OSAG
Sannad 11
Muqdisho
January 2024
Lr. 1

Waaxda Maamulka Faafinta Rasmiga ah
Ee Xafiiska Garyaqaanka Guud Ee Dowladda

XEER-NIDAAMIYAHA SHARCIGA SOCDAALKA

XEER-NIDAAMIYAHA SHARCIGA SOCDAALKA ee soo baxay January 2024

XEER-NIDAAMIYAHA SHARCIGA SOCDAALKA ee lambarkiisu yahay Xeer Lr. 146 ee soo baxay January 2024 laguna soo saaray faafinta rasmiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya buugga lambarkiisu yahay Lr. 1 ee uu daabacay Xafiiska Garyaqaanka Guud Ee Dowladda January 2024.

Hay'ad
Wasaaradda Amniga Gudaha
Taariikhda La Soo Saaray
04 January 2024
Taariikhda La Daabacay
31 January 2024
Soo Degso Faylka