Faafinta Rasmiga ah
Daabacaadaha rasmiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya — sharcidejin, xalal, iyo faafinta dowladda.
Sannad 11
Muqdisho
July 2024
LR.3
Waaxda Maamulka Faafinta Rasmiga ah
Ee Xafiiska Garyaqaanka Guud Ee Dowladda
Siyaadda Qaran ee Iibka Hubka,Rasaasta, iyo Qalabka Ciidanka
Siyaadda Qaran ee Iibka Hubka,Rasaasta, iyo Qalabka Ciidanka ee soo baxay July 2024
Siyaadda Qaran ee Iibka Hubka,Rasaasta, iyo Qalabka Ciidanka ee lambarkiisu yahay Lr. 161 ee soo baxay July 2024 laguna soo saaray faafinta rasmiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya buugga lambarkiisu yahay LR.3 ee uu daabacay Xafiiska Garyaqaanka Guud Ee Dowladda July 2024.
Hay'ad
Wasaaradda Gaashaandhigga
Taariikhda La Soo Saaray
19 July 2024
Taariikhda La Daabacay
31 July 2024