Xafiiska Garyaqaanka Guud Ee Dowladda
Office of the State Attorney General, Somalia
OPM Compound, Villa Somalia
Mogadishu - Somalia
11 Jan
Joojin Xad-gudubka iyo Bur-burin lagu haayo Dhulka Jaamacadda JUS

Xafiiska Garyaqaanka Guud ee Dawladda, oo tixraacaya Warqadda Ref:JUS/MG/GJ/4068/2026, ee ku taariikhaysan 07/01/2026, kana soo baxay Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed, Ujeeddadeeduna ahayd Joojin boob Dhul Jaamacadda Ummadda- qeybta Adeegga Ardayda iyo Gurlga Raktarka. Xafiiska Garyaqaanka Guud e…

View More
14 Oct
Joojin Dhismo Sharci darro ah iyo ku Tagri-fal Dhul Dawladeed

tahay MGB/DML/440/2024, ee kahor furan Maxkamadda Gobolka banaadir, kana dhaxeeya dhinacyada kale ah: Wabillaahi Towfiiq 1. Taliska Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Qareen: Xafiiska Garyaqaanka Guud ee Dawladda LID Dacwoode 2. Bashir Cimi Cabdulle, Nabdoon Cali Daahir Diiriye, Cumar Sheekh Y…

View More
14 Oct
Amar Xayiraad iyo Joojin Dhaqdhaqaaq Dhismo

Maxkamadda Gobolka Banaadir, oo ka jawaabeysa codsiga Xafiiska Garyaqaanka Guud ee Dawalda, ayaa xayiraad saartay dhul danguud ah oo ah barxadii Tarabuunka, kaas oo dad shacab ahi sifo sharci daro ah ku dhisanayeen Sidoo kale waxaan ka rajeynaynaa Taliska Booliiska Qeybta Guud ee Gobolka Banaadi…

View More
02 Oct
Ujeeddo: Joojin Xad-gudubka lagu hayo Xaruntii Jiifka Ardayda iyo Dhulka Bannaan (Rosorvo) oo JUS- Ex- Control Afgooye.

Xafiiska Garyaqaanka Guud ee Dawladda, asagoo tixraacaya Warqadda Ref JIS/MG/GJ/1529/2024, ee ku taariikhaysan 3/07/2024, kana soo baxay Jasmacadda Ummadda Soomaaliyeed, Ujeeddadeeduna ahayd Joojin boob Dhul iyo Deegaameyn, iyo Tixraec Warqadda SUMAD: XGG/219/2024, ee ku taariikhaysan 22/07/2024, …

View More
02 Oct
Joojin Xad-gudubka lagu hayo Xaruntii Jiifka Ardayda iyo Dhulka Bannaan (Rosorvo) oo JUS- Ex- Control Afgooye.

Xafiiska Garyaqaanka Guud ee Dawladda, asagoo tixraacaya Warqadda Ref JIS/MG/GJ/1529/2024, ee ku taariikhaysan 3/07/2024, kana soo baxay Jasmacadda Ummadda Soomaaliyeed, Ujeeddadeeduna ahayd Joojin boob Dhul iyo Deegaameyn, iyo Tixraec Warqadda SUMAD: XGG/219/2024, ee ku taariikhaysan 22/07/2024, …

View More
22 Jul
Joojin Boobka Iyo Ku-xad-gudubka Dhulalka JUS

Xafiiska Garyaqaanka Guud ee Dawladda oo masuul ka ah Difaaca Hantida Dawladda iyo daryeelka dhammaan danta caamka ah, ayaa waxaa uu digniin kasoo saaray xog xaqiijineysa in boob lagu hayo dhulalka Danta-guud ee Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed ku leedahay Degmada Hodon, gaar ahaan Dhulka Xaruntii J…

View More