Maxkamadda Gobolka Banaadir, oo ka jawaabeysa codsiga Xafiiska Garyaqaanka Guud ee Dawalda, ayaa xayiraad saartay dhul danguud ah oo ah barxadii Tarabuunka, kaas oo dad shacab ahi sifo sharci daro ah ku dhisanayeen Sidoo kale waxaan ka rajeynaynaa Taliska Booliiska Qeybta Guud ee Gobolka Banaadir iyo Taliyaha Booliiska Degmada Hodon in ay Waajibaadkooda sharci ka gutaan.