Xafiiska Garyaqaanka Guud Ee Dowladda
Office of the State Attorney General, Somalia
OPM Compound, Villa Somalia
Mogadishu - Somalia
Post

Ujeeddo: Joojin Xad-gudubka lagu hayo Xaruntii Jiifka Ardayda iyo Dhulka Bannaan (Rosorvo) oo JUS- Ex- Control Afgooye.

  • Oct. 2, 2024
  • News

Xafiiska Garyaqaanka Guud ee Dawladda, asagoo tixraacaya Warqadda Ref JIS/MG/GJ/1529/2024, ee ku taariikhaysan 3/07/2024, kana soo baxay Jasmacadda Ummadda Soomaaliyeed, Ujeeddadeeduna ahayd Joojin boob Dhul iyo Deegaameyn, iyo Tixraec Warqadda SUMAD: XGG/219/2024, ee ku taariikhaysan 22/07/2024, Ujeeddadeeduna ahayd Joojin boobka iyo Ku-xad-gudubka Dhuialka JUS, kana soc baxday Xafiiska Garyaqaanka Guud ee Dawladda Xafiiska Garyagaarka Guud eeDawladda oo ka masuul ah Difaaca iyo Daryeelidda Hantida Danta Guud ee Qaranka (Guurtada iyo Maguurtada), si waafaqsan Qod. 3aad ee Xeer Lam, 18, ee soo baxay 29 Jannaayo 1976, waxa uu ka war helay xog aqijineysa in ded shacab ah ay boob iyo Ku-xad-qudub ku hayaan Dhulka Jaamacadda Ummadda Soomaaliveed (JUS). gaar ahaan Xaruntii Jiifka Ardayda, dhulkeeda bannaan iyo Xeendaabka ku wareegsan ee Ex Conrtol Afgooye, shakhsiyaadkaas oo sifo sharci darro ah ku doonaya in ay kula wareegaan dhulkaas, oo cid aan JUS ahayn milkiyad sharci ah ku sheegan karin. Haddaba, Xafiiska Garyaqaanka Guud waxa uu ku war-gelinayaa shakhsiyaadkaa shacabka ah, Ganacsatada iyo cid kasta ee ku hawlan Ku-xad-gudubka, cabiridda, qabsashada, kala wareejinta iyo wax kasta oo wax-ka bedelaya Milkiyadda iyo Asalka Dhulka Xaruntii Jiifka Ardayda iyo Dhulkeeda Bannaan (Reserve) iyo Xeeyn-daabka ku wareegsan in ay ka waantoobaan, asaga co uga digaya dadkaas in ay hantidooda iska geliyaan, xili ay