Xafiiska Garyaqaanka Guud Ee Dowladda
Office of the State Attorney General, Somalia
OPM Compound, Villa Somalia
Mogadishu - Somalia

Services

Xafiiska Garyaqaanka Guud Ee Dowladda (Office of the State Attoreny General) waa Xafiis madax-bannaan si waafaqsan Qodobka 114 ee Dastuurka JFS, waxaana lagu dhisay Xeer Lr. 18 ee soo baxay 29 Jannaayo 1976.
Xafiiskani waxaa uu u xilsaaranyahay masuuliyadaha soo ku qoran. Read more

Our Team

Xafiiska Garyaqaanka Guud Ee Dowladda waxa ka shaqeeya qareenno khibrad sare u leh culuumta sharciga iyo qaanuunka. Sidoo kale xafiiska waxaa ka shaqeeya shaqaalaha iyo hawlwadeenada u heellan hawsha uu xafiisku u hayo qaranka.

Blog Posts

Halkaan waxaad kala socon doontaa wararka, warbixinada iyo ogeysiisyada kasoo baxo Xafiiska Garyaanka Guud Ee Dowladda.

100+

Successfull Cases

10+

Government Officials

1000+

Resources

15+

Professional Lawyers

What People Say