Faafinta Rasmiga ah
Daabacaadaha rasmiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya — sharcidejin, xalal, iyo faafinta dowladda.
Sannad 13
Muqdisho
August 2026
Lr.3
Waaxda Maamulka Faafinta Rasmiga ah
Ee Xafiiska Garyaqaanka Guud Ee Dowladda
SIYAASADDA BOOSTADA SOOMAALIYEED 2025- 2030
SIYAASADDA BOOSTADA SOOMAALIYEED 2025- 2030 ee soo baxay January 2026
SIYAASADDA BOOSTADA SOOMAALIYEED 2025- 2030 ee lambarkiisu yahay XRW/ 550/01/2026 ee soo baxay January 2026 laguna soo saaray faafinta rasmiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya buugga lambarkiisu yahay Lr.3 ee uu daabacay Xafiiska Garyaqaanka Guud Ee Dowladda August 2026.
Hay'ad
Wasaaradda Isgaarsiinta & Teknolojiyadda
Taariikhda La Soo Saaray
25 January 2026
Taariikhda La Daabacay
01 August 2026