Faafinta Rasmiga ah
Daabacaadaha rasmiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya — sharcidejin, xalal, iyo faafinta dowladda.
Sannad
Sanadka
10aad
Goobta
Muqdisho
Taariikh
December 2023
Lambarka Buugga
Lr. 3
Waaxda Maamulka Faafinta Rasmiga ah
Ee Xafiiska Garyaqaanka Guud Ee Dowladda
Liiska Macluumaadka
| Maya | Tirada | Mawduuca | Hay'ad | Taariikh |
|---|---|---|---|---|
| 1 | XEER LR. 140 | SIYAASADDA DHAQANKA EE SOOMAALIYA | Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka & Dalxiiska | 12 Oct 2023 |
| 2 | XEER LR. 143 | XEER-NIDAAMIYAHA BAARITAANKA IYO XAQIJINTA DHAWRKA BADEECADAHA | Wasaaradda Ganacsiga iyo Warsahdaha | 28 Oct 2023 |
| 3 | XEER LR. 142 | XEER-NIDAAMIYAHA DHOOFKA, SHAHAADOOYINKA IYO ASTAAMAHA TAYADA | Wasaaradda Ganacsiga iyo Warsahdaha | 28 Oct 2023 |
| 4 | XEER LR. 144 | XEER-NIDAAMIYAHA HAY'ADDA SIRDOONKA IYO NABADSUGIDDA QARANKA | Wasaaradda Amniga Gudaha | 09 Nov 2023 |