Faafinta Rasmiga ah
Halkan waxaad ka heli kartaa dhammaan faafinta rasmiga ah ee uu soo saaray Xafiiska Garyaqaanka Guud ee Dowladda
| Tirada | Mawduuca | Hay'ad | Taariikh | Ficillo |
|---|---|---|---|---|
| Sharci Lr.47 | Sharciga Jaamacadda Umadda | Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare | Dec 1974 | |
| Sharci Lr. 44 | Sharciga Qorista Buugaagta | Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare | Nov 1974 | |
| Sharci Lr. 11 | Sharciga Dhismaha Wakaaladda Dhismasha Soomaaliyeed | Wasaaradda Hawlaha Guud | Nov 1974 | |
| Sharci Lr. 33 | Sharciga Canshuurta Guryaha | Wasaaradda Maaliyadda | Nov 1974 | |
| Xeer Lr 117 | Xeerka Diiwaangalinta Iskaashatooyinka Ganacsiga | Wasaaradda Ganacsiga iyo Warsahdaha | Oct 1974 | |
| Sharci Lr 15 | Sharciga Dhismaha Wakaalada Ganaciga ee Degmo | Wasaaradda Ganacsiga iyo Warsahdaha | Jul 1974 | |
| Sharci Lr. 12 | Sharciga Ku biiridda Jaamacadda Carabta | Ururka Jaamacadda Carabta | May 1974 | |
| Sharci Lr. 7 | Sharciga lagu maamuli doono shaqaalaha soomaaliyeed ee ka shaqeeya Safaaradaha, Qunsulada guud iyo dadka ka shaqeeya Safaarahada oo badbaadada Siyaasada ah leh | Wasaaradda Arrimaha Dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga | Mar 1974 | |
| Sharci Lr. 6 | Sharciga Dambiyada Maraakiibta Shisheeyaha galaan | Wasaaradda Kalluumeysiga & Kheyraadka Badda | Jan 1974 | |
| Sharci Lr. 27 | Sharciga Tijaabo Cilmi ah oo lagu samaynaayo dadka iyo Xoolaha | Wasaaradda Caafimaadka | Jan 1974 | |
| Sharci LR. 20 | Sharciga Canshuurta Qiimaha Curyaha Daaraha ah | Wasaaradda Maaliyadda | Jan 1974 | |
| Sharci Lr. 03 | Sharciga Qallidda sabab-baarista dhimashada, qaddida iyo ka faa'iidaysiga xubnaha Aadanaha | Wasaaradda Caddaaladda & Arrimaha Dastuurka | Jan 1974 |