Faafinta Rasmiga ah
Daabacaadaha rasmiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya — sharcidejin, xalal, iyo faafinta dowladda.
Sannad 10
Muqdisho
October 2023
Lr.2
Waaxda Maamulka Faafinta Rasmiga ah
Ee Xafiiska Garyaqaanka Guud Ee Dowladda
SHARCIGA XAFISKA HANTI-DHOWRKA GUD e J.F.S
SHARCIGA XAFISKA HANTI-DHOWRKA GUD e J.F.S ee soo baxay September 2023
SHARCIGA XAFISKA HANTI-DHOWRKA GUD e J.F.S ee lambarkiisu yahay Sharci Lr. 14 ee soo baxay September 2023 laguna soo saaray faafinta rasmiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya buugga lambarkiisu yahay Lr.2 ee uu daabacay Xafiiska Garyaqaanka Guud Ee Dowladda October 2023.
Hay'ad
Wasaaradda Maaliyadda
Taariikhda La Soo Saaray
10 September 2023
Taariikhda La Daabacay
31 October 2023