Faafinta Rasmiga ah

Daabacaadaha rasmiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya — sharcidejin, xalal, iyo faafinta dowladda.

OSAG
Sannad 4
Muqdisho
December 2016
Lr. 4

Waaxda Maamulka Faafinta Rasmiga ah
Ee Xafiiska Garyaqaanka Guud Ee Dowladda

Qaraar Golaha Shacabka ee ku saabsan Doorashada Guddoonka Golaha Shacabka

Qaraar Golaha Shacabka ee ku saabsan Doorashada Guddoonka Golaha Shacabka ee soo baxay August 2012

Qaraar Golaha Shacabka ee ku saabsan Doorashada Guddoonka Golaha Shacabka ee lambarkiisu yahay GSH/01/12 ee soo baxay August 2012 laguna soo saaray faafinta rasmiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya buugga lambarkiisu yahay Lr. 4 ee uu daabacay Xafiiska Garyaqaanka Guud Ee Dowladda December 2016.

Hay'ad
Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya
Taariikhda La Soo Saaray
28 August 2012
Taariikhda La Daabacay
31 December 2016
Soo Degso Faylka