Faafinta Rasmiga ah
Daabacaadaha rasmiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya — sharcidejin, xalal, iyo faafinta dowladda.
Sannad 13
Muqdisho
April 2026
Lr.1
Waaxda Maamulka Faafinta Rasmiga ah
Ee Xafiiska Garyaqaanka Guud Ee Dowladda
Xeer-nidaamiyaha Sharciga Dhowrista Xogta Dadwaynaha
Xeer-nidaamiyaha Sharciga Dhowrista Xogta Dadwaynaha ee soo baxay January 2026
Xeer-nidaamiyaha Sharciga Dhowrista Xogta Dadwaynaha ee lambarkiisu yahay Xeer Lr.193 ee soo baxay January 2026 laguna soo saaray faafinta rasmiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya buugga lambarkiisu yahay Lr.1 ee uu daabacay Xafiiska Garyaqaanka Guud Ee Dowladda April 2026.
Hay'ad
Wasaaradda Isgaarsiinta & Teknolojiyadda
Taariikhda La Soo Saaray
11 January 2026
Taariikhda La Daabacay
05 April 2026