Faafinta Rasmiga ah
Daabacaadaha rasmiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya — sharcidejin, xalal, iyo faafinta dowladda.
Sannad 13
Muqdisho
April 2026
Lr.1
Waaxda Maamulka Faafinta Rasmiga ah
Ee Xafiiska Garyaqaanka Guud Ee Dowladda
Xeer-nidaamiyaha buugga badmaaxa Soomaaliyeed
Xeer-nidaamiyaha buugga badmaaxa Soomaaliyeed ee soo baxay December 2025
Xeer-nidaamiyaha buugga badmaaxa Soomaaliyeed ee lambarkiisu yahay Xeer Lr.191 ee soo baxay December 2025 laguna soo saaray faafinta rasmiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya buugga lambarkiisu yahay Lr.1 ee uu daabacay Xafiiska Garyaqaanka Guud Ee Dowladda April 2026.
Hay'ad
Wasaaradda Dekedaha & Gaadiidka Badda
Taariikhda La Soo Saaray
27 December 2025
Taariikhda La Daabacay
05 April 2026