Faafinta Rasmiga ah
Daabacaadaha rasmiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya — sharcidejin, xalal, iyo faafinta dowladda.
Sannad 13
Muqdisho
April 2026
Lr.1
Waaxda Maamulka Faafinta Rasmiga ah
Ee Xafiiska Garyaqaanka Guud Ee Dowladda
Siyaasada Sanduuqa Qaran ee horumarinta waxbarashada (NEDF)
Siyaasada Sanduuqa Qaran ee horumarinta waxbarashada (NEDF) ee soo baxay December 2025
Siyaasada Sanduuqa Qaran ee horumarinta waxbarashada (NEDF) ee lambarkiisu yahay Xeer Lr.189 ee soo baxay December 2025 laguna soo saaray faafinta rasmiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya buugga lambarkiisu yahay Lr.1 ee uu daabacay Xafiiska Garyaqaanka Guud Ee Dowladda April 2026.
Hay'ad
Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare
Taariikhda La Soo Saaray
27 December 2025
Taariikhda La Daabacay
05 April 2026