Faafinta Rasmiga ah
Daabacaadaha rasmiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya — sharcidejin, xalal, iyo faafinta dowladda.
Sannad 6
Muqdisho
December 2018
Lr. 6
Waaxda Maamulka Faafinta Rasmiga ah
Ee Xafiiska Garyaqaanka Guud Ee Dowladda
Xeerka Dhaqan-gelinta Habraaca Heshiisyada ay Dowladddu dhinaca ka tahay
Xeerka Dhaqan-gelinta Habraaca Heshiisyada ay Dowladddu dhinaca ka tahay ee soo baxay December 2018
Xeerka Dhaqan-gelinta Habraaca Heshiisyada ay Dowladddu dhinaca ka tahay ee lambarkiisu yahay Xeer Ra'iisul-wasaare Lr. 047 ee soo baxay December 2018 laguna soo saaray faafinta rasmiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya buugga lambarkiisu yahay Lr. 6 ee uu daabacay Xafiiska Garyaqaanka Guud Ee Dowladda December 2018.
Hay'ad
Office of Prime Minister
Taariikhda La Soo Saaray
06 December 2018
Taariikhda La Daabacay
31 December 2018