Faafinta Rasmiga ah
Daabacaadaha rasmiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya — sharcidejin, xalal, iyo faafinta dowladda.
Sannad 5
Muqdisho
December 2017
Lr.5
Waaxda Maamulka Faafinta Rasmiga ah
Ee Xafiiska Garyaqaanka Guud Ee Dowladda
Ansixinta Dib U Eegista Miisaaniyadda Sanadka 2017
Ansixinta Dib U Eegista Miisaaniyadda Sanadka 2017 ee soo baxay August 2017
Ansixinta Dib U Eegista Miisaaniyadda Sanadka 2017 ee lambarkiisu yahay Sharci Lr. 04 ee soo baxay August 2017 laguna soo saaray faafinta rasmiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya buugga lambarkiisu yahay Lr.5 ee uu daabacay Xafiiska Garyaqaanka Guud Ee Dowladda December 2017.
Hay'ad
Wasaaradda Maaliyadda
Taariikhda La Soo Saaray
27 August 2017
Taariikhda La Daabacay
31 December 2017