Faafinta Rasmiga ah
Daabacaadaha rasmiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya — sharcidejin, xalal, iyo faafinta dowladda.
Sannad 7
Muqdisho
December 2019
Lr. 7
Waaxda Maamulka Faafinta Rasmiga ah
Ee Xafiiska Garyaqaanka Guud Ee Dowladda
Sharciga Heshiiska (Cahdiga) Xuquuqda Dadka Naafada ah 61/106 ee Disember 2006
Sharciga Heshiiska (Cahdiga) Xuquuqda Dadka Naafada ah 61/106 ee Disember 2006 ee soo baxay June 2019
Sharciga Heshiiska (Cahdiga) Xuquuqda Dadka Naafada ah 61/106 ee Disember 2006 ee lambarkiisu yahay Sharci Lr. 11 ee soo baxay June 2019 laguna soo saaray faafinta rasmiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya buugga lambarkiisu yahay Lr. 7 ee uu daabacay Xafiiska Garyaqaanka Guud Ee Dowladda December 2019.
Hay'ad
Wasaaradda Haweenka iyo Hormatinta Xuquuqul Aadanaha
Taariikhda La Soo Saaray
20 June 2019
Taariikhda La Daabacay
31 December 2019