Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka & Dib u Heshiisiinta

WAGF&D

33 Documents Available

Sharciyada iyo Xeerarka

Hoos waxaa ku qoran sharciyada iyo xeerarka ay soo saartay Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka & Dib u Heshiisiinta

Sannad 2016

Tirada Mawduuca Taariikh Ficillo
Sharci Lr. 19 Sharciga Axsaabta Siyaasadda Dalka 31 Dec 2016

Sannad 2018

Tirada Mawduuca Taariikh Ficillo
Xeer Ra'iisul-wasaare Lr. 46 Go'aan Gole Istiraatiijiyadda Xasilinta Deegaanada Nugul 31 Dec 2018

Sannad 2016

Tirada Mawduuca Taariikh Ficillo
Sharci Lr. 02 Sharciga Hay'adda Qaxootiga iyo Barakacayaasha Qaranka 31 Dec 2016
Sharci Lr. 17 Sharciga Dhismaha Hay'adda Maareynta Musiibooyinka 31 Dec 2016

Sannad 2013

Tirada Mawduuca Taariikh Ficillo
Sharci Lr. 116 Sharciga Degmooyinka iyo Gobollada Dalka 31 Dec 2013

Sannad 2014

Tirada Mawduuca Taariikh Ficillo
Sharci Lr. 75 Sharciga Guddiga Xuduudaha iyo Federaalka 31 Dec 2014

Sannad 2019

Tirada Mawduuca Taariikh Ficillo
Xeer Ra'iisul-wasaare Lr. 070 Go'aan Gole "Siyaasadda Hannaanka Dhab U Heshiisiinta Qaranka" 31 Dec 2019
Xeer Ra'iisul-wasaare Lr. 069 Go'aan Gole "Siyaasadda Aqoonsiga Dadweynaha" 31 Dec 2019
Xeer Ra'iisul-wasaare Lr. 068 Go'aan Gole "Siyaasadda Qaran ee Kobcinta Awoodaha Dowladaha Hoose" 31 Dec 2019

Sannad 2023

Tirada Mawduuca Taariikh Ficillo
Sharci Lr. 009 Sharciga Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Dadwaynaha 31 Mar 2023

Sannad 1986

Tirada Mawduuca Taariikh Ficillo
Sharci lr. 30 Sharciga Aftida Dooraashada madawaynaha JDS 03 Dec 1986
xeer Lr. 18 Xeer Xaddidaada Goobaha Cod-bixinta Doorashada Madaxwaynaha 03 Dec 1986

Sannad 1980

Sannad 1978

Sannad 1979

Sannad 1975

Tirada Mawduuca Taariikh Ficillo
Sharci Lr. 134 Sharciga Habaynta Dhismaha cusub ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha 20 Sep 1975

Sannad 1974

Tirada Mawduuca Taariikh Ficillo
Sharci Lr. 53 Sharciga Daryeelidda iyo Horumarinta Reer Miyiga 31 Dec 1974

Sannad 2025

Tirada Mawduuca Taariikh Ficillo
Sharci.42 Sharciga Barakacayaasha Gudaha 21 Dec 2025

Sannad 2026

Tirada Mawduuca Taariikh Ficillo
Sharci Lr.46 sharciga Dad-dhigista iyo Tirakoobka Xaaladaha Madaniga 05 Apr 2026