Qaraarka Golaha Shacabka ee ku saabsan Doorashada Guddoonka Golaha Shacabka 2012 ee soo baxay August 2012
Qaraarka Golaha Shacabka ee ku saabsan Doorashada Guddoonka Golaha Shacabka 2012 ee lambarkiisu yahay TIX/GSH/01/12 ee soo baxay August 2012 laguna soo saaray faafinta rasmiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya buugga lambarkiisu yahay Lr. 4 ee uu daabacay Xafiiska Garyaqaanka Guud Ee Dowladda December 2016.