Qaraar Golaha Shacabka ee ku saabsan Doorashada Madaxweynaha JFS 2012 ee soo baxay September 2012
Qaraar Golaha Shacabka ee ku saabsan Doorashada Madaxweynaha JFS 2012 ee lambarkiisu yahay TIX/GSH/01-B/12 ee soo baxay September 2012 laguna soo saaray faafinta rasmiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya buugga lambarkiisu yahay Lr. 4 ee uu daabacay Xafiiska Garyaqaanka Guud Ee Dowladda December 2016.