
Magacaabid Nootaayo 2023 ee soo baxay March 2023
Magacaabid Nootaayo 2023 ee lambarkiisu yahay Xeer Lr. 74, 100, 101 ee soo baxay March 2023 laguna soo saaray faafinta rasmiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya buugga lambarkiisu yahay LR. 1 ee uu daabacay Xafiiska Garyaqaanka Guud Ee Dowladda March 2023.