
MAgacaabid Nootaayo 2016 ee soo baxay December 2016
MAgacaabid Nootaayo 2016 ee lambarkiisu yahay Lr. 05,07,016.018,019,025,027,028,028,029B, 39,,44,57,58,71,81,85,98,96 ee soo baxay December 2016 laguna soo saaray faafinta rasmiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya buugga lambarkiisu yahay Lr. 4 ee uu daabacay Xafiiska Garyaqaanka Guud Ee Dowladda December 2016.