
XEERKA DHISMAHA LAANTA LA-SOCODKA HUBKA IYO RASAASTA ee soo baxay October 2023
XEERKA DHISMAHA LAANTA LA-SOCODKA HUBKA IYO RASAASTA ee lambarkiisu yahay XEER LR. 142 ee soo baxay October 2023 laguna soo saaray faafinta rasmiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya buugga lambarkiisu yahay Lr.2 ee uu daabacay Xafiiska Garyaqaanka Guud Ee Dowladda October 2023.