SHARCIGA WAX-KA-BEDELKA SHARCIGA KA-HORTAGIDDA LACAG DHAQIDDA IYO MAALELINTA ARGAGIXISADA ee soo baxay May 2025
SHARCIGA WAX-KA-BEDELKA SHARCIGA KA-HORTAGIDDA LACAG DHAQIDDA IYO MAALELINTA ARGAGIXISADA ee lambarkiisu yahay Sharci. 40 ee soo baxay May 2025 laguna soo saaray faafinta rasmiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya buugga lambarkiisu yahay Lr.2 ee uu daabacay Xafiiska Garyaqaanka Guud Ee Dowladda August 2025.