SHARCIGA HAY'ADAHA MAALIYADDA ee soo baxay May 2025
SHARCIGA HAY'ADAHA MAALIYADDA ee lambarkiisu yahay Sharci.38 ee soo baxay May 2025 laguna soo saaray faafinta rasmiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya buugga lambarkiisu yahay Lr.2 ee uu daabacay Xafiiska Garyaqaanka Guud Ee Dowladda August 2025.