
Sharciga Axdiga Afrika ee Xaquuqda iyo Baraaraha Caruurta ee soo baxay October 2025
Sharciga Axdiga Afrika ee Xaquuqda iyo Baraaraha Caruurta ee lambarkiisu yahay Sharci. 41 ee soo baxay October 2025 laguna soo saaray faafinta rasmiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya buugga lambarkiisu yahay Lr.3 ee uu daabacay Xafiiska Garyaqaanka Guud Ee Dowladda December 2025.