
SHARCIGA KU BIIRISTA URUR GOBOLEEDKA DHAQAALAHA BARIGA AFRIKA ee soo baxay February 2024
SHARCIGA KU BIIRISTA URUR GOBOLEEDKA DHAQAALAHA BARIGA AFRIKA ee lambarkiisu yahay LR.2 ee soo baxay February 2024 laguna soo saaray faafinta rasmiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya buugga lambarkiisu yahay Lr. 2 ee uu daabacay Xafiiska Garyaqaanka Guud Ee Dowladda April 2024.