
Sharciga Dhisidda Guddiga MadaxiBannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ee soo baxay November 2024
Sharciga Dhisidda Guddiga MadaxiBannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ee lambarkiisu yahay Sharci. 26 ee soo baxay November 2024 laguna soo saaray faafinta rasmiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya buugga lambarkiisu yahay Lr.5 ee uu daabacay Xafiiska Garyaqaanka Guud Ee Dowladda December 2024.