
Sharciga Socdaalka Soomaaliya ee soo baxay March 2023
Sharciga Socdaalka Soomaaliya ee lambarkiisu yahay Sharci Lr. 006 ee soo baxay March 2023 laguna soo saaray faafinta rasmiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya buugga lambarkiisu yahay LR. 1 ee uu daabacay Xafiiska Garyaqaanka Guud Ee Dowladda March 2023.