
Sharciga Nabadsugidda iyo Sirdoonka Qaranka ee soo baxay March 2023
Sharciga Nabadsugidda iyo Sirdoonka Qaranka ee lambarkiisu yahay Sharci Lr. 003 ee soo baxay March 2023 laguna soo saaray faafinta rasmiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya buugga lambarkiisu yahay LR. 1 ee uu daabacay Xafiiska Garyaqaanka Guud Ee Dowladda March 2023.