
Sharciga Lagu Hagayo Nidaam Maaliyadeedka Kheyraadka Dhulka Hoostiisa ee soo baxay March 2023
Sharciga Lagu Hagayo Nidaam Maaliyadeedka Kheyraadka Dhulka Hoostiisa ee lambarkiisu yahay Sharci Lr. 10 ee soo baxay March 2023 laguna soo saaray faafinta rasmiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya buugga lambarkiisu yahay LR. 1 ee uu daabacay Xafiiska Garyaqaanka Guud Ee Dowladda March 2023.