Xafiiska Garyaqaanka Guud Ee Dowladda
Office of the State Attorney General, Somalia
OPM Compound, Villa Somalia
Mogadishu - Somalia
FAAFINTA
الرسمية
OFFICIAL
Logo
RASMIGA AH
الجريدة
BULLETIN
EE JAMHUURIYADDA FEDERAALKA SOOMAALIYA
Sanadka 10aad
Muqdisho
March 2023
LR. 1
Waaxda Maamulka Faafinta Rasmiga ah
Ee Xafiiska Garyaqaanka Guud Ee Dowladda
Sharciga La-dagaalanka Argagaxisada

Sharciga La-dagaalanka Argagaxisada ee soo baxay March 2023

Sharciga La-dagaalanka Argagaxisada ee lambarkiisu yahay Sharci Lr. 007 ee soo baxay March 2023 laguna soo saaray faafinta rasmiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya buugga lambarkiisu yahay LR. 1 ee uu daabacay Xafiiska Garyaqaanka Guud Ee Dowladda March 2023.


Download File