Sharciga Horumarinta iyo Maareynta Kalluumeysiga Soomaaliyeed ee soo baxay March 2023
Sharciga Horumarinta iyo Maareynta Kalluumeysiga Soomaaliyeed ee lambarkiisu yahay Sharci Lr. 008 ee soo baxay March 2023 laguna soo saaray faafinta rasmiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya buugga lambarkiisu yahay LR. 1 ee uu daabacay Xafiiska Garyaqaanka Guud Ee Dowladda March 2023.