Sharciga Cunaqabataynta Maaliyadeed ee Cayiman ee soo baxay March 2023
Sharciga Cunaqabataynta Maaliyadeed ee Cayiman ee lambarkiisu yahay Sharci Lr. 004 ee soo baxay March 2023 laguna soo saaray faafinta rasmiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya buugga lambarkiisu yahay LR. 1 ee uu daabacay Xafiiska Garyaqaanka Guud Ee Dowladda March 2023.