Xafiiska Garyaqaanka Guud Ee Dowladda
Office of the State Attorney General, Somalia
OPM Compound, Villa Somalia
Mogadishu - Somalia
FAAFINTA
الرسمية
OFFICIAL
Logo
RASMIGA AH
الجريدة
BULLETIN
EE JAMHUURIYADDA FEDERAALKA SOOMAALIYA
Sanadka 10aad
Muqdisho
March 2023
LR. 1
Waaxda Maamulka Faafinta Rasmiga ah
Ee Xafiiska Garyaqaanka Guud Ee Dowladda
Sharciga Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Dadwaynaha

Sharciga Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Dadwaynaha ee soo baxay March 2023

Sharciga Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Dadwaynaha ee lambarkiisu yahay Sharci Lr. 009 ee soo baxay March 2023 laguna soo saaray faafinta rasmiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya buugga lambarkiisu yahay LR. 1 ee uu daabacay Xafiiska Garyaqaanka Guud Ee Dowladda March 2023.


Download File