
Sharciga Jaan-goynta & Taya-dhawrka Soomaaliyeed ee soo baxay March 2020
Sharciga Jaan-goynta & Taya-dhawrka Soomaaliyeed ee lambarkiisu yahay Sharci Lr. 27 ee soo baxay March 2020 laguna soo saaray faafinta rasmiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya buugga lambarkiisu yahay Lr. 8 ee uu daabacay Xafiiska Garyaqaanka Guud Ee Dowladda December 2020.