
Sharciga Heshiiska-Qaramada Midoobey ee a-dagaallanka musuqmaasuqa ee soo baxay December 2020
Sharciga Heshiiska-Qaramada Midoobey ee a-dagaallanka musuqmaasuqa ee lambarkiisu yahay Sharci Lr. 38 ee soo baxay December 2020 laguna soo saaray faafinta rasmiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya buugga lambarkiisu yahay Lr. 8 ee uu daabacay Xafiiska Garyaqaanka Guud Ee Dowladda December 2020.