
Sharciga Golaha Mihnadlayaasha Caafimaadka Qaranka ee soo baxay November 2020
Sharciga Golaha Mihnadlayaasha Caafimaadka Qaranka ee lambarkiisu yahay Sharci Lr. 31 ee soo baxay November 2020 laguna soo saaray faafinta rasmiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya buugga lambarkiisu yahay Lr. 8 ee uu daabacay Xafiiska Garyaqaanka Guud Ee Dowladda December 2020.