
Sharciga Shirkadaha ee soo baxay December 2019
Sharciga Shirkadaha ee lambarkiisu yahay Sharci Lr. 18 ee soo baxay December 2019 laguna soo saaray faafinta rasmiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya buugga lambarkiisu yahay Lr. 7 ee uu daabacay Xafiiska Garyaqaanka Guud Ee Dowladda December 2019.