Xafiiska Garyaqaanka Guud Ee Dowladda
Office of the State Attorney General, Somalia
OPM Compound, Villa Somalia
Mogadishu - Somalia
FAAFINTA
الرسمية
OFFICIAL
Logo
RASMIGA AH
الجريدة
BULLETIN
EE JAMHUURIYADDA FEDERAALKA SOOMAALIYA
Sanadka 7aad
Muqdisho
December 2019
Lr. 7
Waaxda Maamulka Faafinta Rasmiga ah
Ee Xafiiska Garyaqaanka Guud Ee Dowladda
Sharciga Dhismaha Guddiyada Madaxabannaan ee La Dagaalanka Musuq-Maasuqa ee Labada Heer

Sharciga Dhismaha Guddiyada Madaxabannaan ee La Dagaalanka Musuq-Maasuqa ee Labada Heer ee soo baxay September 2019

Sharciga Dhismaha Guddiyada Madaxabannaan ee La Dagaalanka Musuq-Maasuqa ee Labada Heer ee lambarkiisu yahay Sharci Lr. 12 ee soo baxay September 2019 laguna soo saaray faafinta rasmiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya buugga lambarkiisu yahay Lr. 7 ee uu daabacay Xafiiska Garyaqaanka Guud Ee Dowladda December 2019.


Download File