
Sharciga Dhismaha Hay'adda Naafada Qaranka ee soo baxay December 2018
Sharciga Dhismaha Hay'adda Naafada Qaranka ee lambarkiisu yahay Sharci Lr. 134 ee soo baxay December 2018 laguna soo saaray faafinta rasmiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya buugga lambarkiisu yahay Lr. 6 ee uu daabacay Xafiiska Garyaqaanka Guud Ee Dowladda December 2018.