
Sharciga Habmaamuuska (Protocol) Xeerka lagu aasaasay Midowga Afrika ee khuseeya Baarlamaanka Afrika ee soo baxay May 2017
Sharciga Habmaamuuska (Protocol) Xeerka lagu aasaasay Midowga Afrika ee khuseeya Baarlamaanka Afrika ee lambarkiisu yahay Sharci Lr. 10 ee soo baxay May 2017 laguna soo saaray faafinta rasmiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya buugga lambarkiisu yahay Lr. 6 ee uu daabacay Xafiiska Garyaqaanka Guud Ee Dowladda December 2018.