
Sharciga Isgaarsiinta Qaranka ee soo baxay October 2017
Sharciga Isgaarsiinta Qaranka ee lambarkiisu yahay Sharci Lr. 005 ee soo baxay October 2017 laguna soo saaray faafinta rasmiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya buugga lambarkiisu yahay Lr.5 ee uu daabacay Xafiiska Garyaqaanka Guud Ee Dowladda December 2017.