
Sharciga Lagu Dhisayo Maxkamadda Dastuurka ee soo baxay June 2016
Sharciga Lagu Dhisayo Maxkamadda Dastuurka ee lambarkiisu yahay Sharci Lr. 23 ee soo baxay June 2016 laguna soo saaray faafinta rasmiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya buugga lambarkiisu yahay Lr. 4 ee uu daabacay Xafiiska Garyaqaanka Guud Ee Dowladda December 2016.