Sharciga Iibka iyo Qandaraasyada Qaranka ee soo baxay August 2016
Sharciga Iibka iyo Qandaraasyada Qaranka ee lambarkiisu yahay Sharci Lr. 22 ee soo baxay August 2016 laguna soo saaray faafinta rasmiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya buugga lambarkiisu yahay Lr. 4 ee uu daabacay Xafiiska Garyaqaanka Guud Ee Dowladda December 2016.