
Sharciga Dhismaha Hay'adda Maareynta Musiibooyinka ee soo baxay June 2016
Sharciga Dhismaha Hay'adda Maareynta Musiibooyinka ee lambarkiisu yahay Sharci Lr. 17 ee soo baxay June 2016 laguna soo saaray faafinta rasmiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya buugga lambarkiisu yahay Lr. 4 ee uu daabacay Xafiiska Garyaqaanka Guud Ee Dowladda December 2016.