Sharciga Ka Hortagga Lacag Dhiqidda iyo Maalgelinta Argagixisada ee soo baxay February 2016
Sharciga Ka Hortagga Lacag Dhiqidda iyo Maalgelinta Argagixisada ee lambarkiisu yahay Sharci Lr. 01 ee soo baxay February 2016 laguna soo saaray faafinta rasmiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya buugga lambarkiisu yahay Lr. 4 ee uu daabacay Xafiiska Garyaqaanka Guud Ee Dowladda December 2016.